Taliyihii saldhiga Booliiska Hodan iyo dad kale oo badan oo ku dhintay Qaraxyadii Muqdisho

Labo qarax oo aad u xooggan oo loo adeegsaday gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay xarunta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee kutaalla agagaarisa Isgooska Soobe ee Muqdisho. Qaraxa hore ayaa la sheegay in uu ka dhacay afaafka hore wasaaradda tacsliinta sare, waxaana qaraxa kaddib gudaha wasaaradda la sheegay in ay galeen … Continue reading Taliyihii saldhiga Booliiska Hodan iyo dad kale oo badan oo ku dhintay Qaraxyadii Muqdisho